(Akhriso) War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa cambaareeyay weerarradii xoogganaa ee ka dhacay caasimadda Soomaaliya maanta oo ugu yaraan 20 qof. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadii maanta oo midkii ugu horreeyay uu ka dhacay goob baaritaan oo ku taal agagaarka Masraxa Qaranka ee Muqdisho. dadka lagu dilay … Continue reading (Akhriso) War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia